U gudub nuxurka bogga
SABAAD

cadeyn

Magac Fal
Naxwe-'ay, -'day
Xaraf CSubg CA6 xar
1

.dh

Tusaale Dheeraad ah3

“

Sarkaal u hadlay dowlada England, ayaa sheegay inaysan bixin wax madaxfurasho ah, balse ay maqleen in lasii daayay, waxaase weli aan cadeyn cida bixisay lacagta lagu sii daayay lamaanahan.

”
“

"Kooxaha DF ka horjeeda waxay leeyihiin khibrad ka wanaagsan tan dowlada, waxaana cadeyn u ah weerarkii qorsheysnaa ee ay ku qaadeen saldhiga ugu weyn ee AMISOM ay ku leedahay Muqdisho" ayuu yiri Mesfin.

”
“

Mas'uulkan oo ku sugan Gobolka J/hoose wuxuu sheegay in dilalkii ka dhacay Muqdisho ay yihiin kuwo cadeyn u ah in xubnaha Ururka ee ku sugan Muqdisho ay yihiin kuwo aan awood u lahayn inay siday doonaan u hadla.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Isrogrog

-'ay, -'day

Xarafka

C · CA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
cadeyn - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD