U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qawl1

Magac Lab
Xaraf QSubg QA4 xar
1

Curdanka baarka geedaha ka soo baxa.

2

Hadal; erey.

3

Q. leh: qof axdi leh.

4

Cabbitaan qof jirran afka loogu shubo; kawl.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Rasuulku S.C.W waxa uu si ficil ah iyo si qawl ahba inagu faray in aynu toobad keeno inaga oo ka baxayna dambigii aynu ku jirnay noocuu doono ha ahaadee.

”
“

Doonista iyo siintuba reerkay ka go'daa; ee inantu qawl kuma leh."

”
“

Hadal waxa dilay agnaanka halka xun ku dhufta marka uu hadlayo Marka geella loo heesayo, goroyo looma heesho Qof waliba hadalkiisuu ku qiimaysan yahay Nin weyn oo qawl ka dhacay, waa geed qolofi ka dhacday Nin waalan tolkiibaa u miyir qaba.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

Q · QA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qawl - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD