U gudub nuxurka bogga
SABAAD

axdi

Magac Lab
Naxwe-iyo, m.dh
Xaraf ASubg AX4 xar
1

Ballan adag oo lagu heshiiyo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dastuurkeenii iyo Axdi qarameedyaddii ka horeeyeyna waxay noqdeen mergi hadba meeshii la doono loo jiido.

”
“

Bille: Dadku waxay u arkaan axdi-qarameedkii laga soo guuray ee qorayey 3-sanno muddo ah in ay ku egtahay xilliga maamulka hadda talada-haya in uu yahay mid ay rabaan in ay wakhtiga ku kororsadaan, maxaad uga jawabaysaa aragatidas shacabka?

”
“

Wuu qorey Wargeysku waana run in Silaanyo uu sheegay inuu taageersanaa in axdi-qarameed lagu sii dhaqmo.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-iyo, m.dh

Xarafka

A · AX

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
axdi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD