U gudub nuxurka bogga
SABAAD

nirig1

Magac Lab
Naxwe-rgo, m.l
Xaraf NSubg NI5 xar
1

Ubadka geela midka lab; qurbac.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dad badan waxay ku doodayaan waa in doorashada la qabtaa May 29, 2009 suaasha meesha ku jirtaase waxay tahay hal xaaran ahi nirig xalaal ah ma dhashaa?

”
“

Meel neef ku dhalayo ereyada uu cunuggu baran karo waxa ka mid ah fool, mandheer, nirig, wayl, waxar, nayl iwm.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-rgo, m.l

Xarafka

N · NI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
nirig - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD