U gudub nuxurka bogga
SABAAD

fool1

Magac Lab
Naxwe-lal, m.l
Xaraf FSubg FO4 xar
1

Weji.

2

Afarta ilig ee dhoollaha u dhexeeya midkood.

3

Jiko.

4

Toos; horay.

Tusaale Dheeraad ah3

“

. Waxaanu aaminsanahay dadka reer Somaliland meelkasta oo ay joogaan inay muujin doonaan sida ay uga soo horjeedaan diktaytarrada iyo kuwa la shaqaysta, taas darteedna ay doorashada soo fool leh si ballaadhan oo nabadgelyo ah uga qayb qaadan doonaan.

”
“

Cadde Muse oo Ethiopia ku sugnaa muddo ku dhow Labo bilood arrimo aan la shaacin ayaa warar qaarkood sheegayaan in berri ku soo fool leeyahay Bosaso.

”
“

Fool baa loo qaaday.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-lal, m.l

Xarafka

F · FO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
fool - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD