U gudub nuxurka bogga
SABAAD

baran1

Fal Magu (1)
Naxwe-rmay, -rantay; -rmi
Xaraf BSubg BA5 xar
1

Wax weel ku jira, bar noqosho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

) Inuu ka dhegeysto macalin, waana habkii ay u baran jireen dadkii hore.

”
“

Dadkii hore inta ay miyi ka yimaadaan ayay ahmiyadda saari jireen sidii ay wax u baran lahaayeen quraanka kariimka ah intay dhamaysanayaan 30jis.

”
“

Aniga oo an la iiga baran in aan gabay tiriyo, ayaan hadana is haysan kari waayey oo in aan guuxo amba doobiyo, oo an xunbada qubo sidii awr doob baranaaya, ayaan wax soo daadshey ee bal ila eega.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (1) (f.mg1)

Isrogrog

-rmay, -rantay; -rmi

Xarafka

B · BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
baran - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD