U gudub nuxurka bogga
SABAAD

naxdin

Magac Dheddig
Xaraf NSubg NA6 xar
1

Dareen cabsi ku jirto oo qof ku dhacda marka uu la kulmo waxyeello aanu filanayn.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Naxdin ayaa farta uun wadnaha lagu hayaa, ducada iyo aamiinta ayaa isku baxaysa; β€œIlaahayow na badbaadi.” la hubsaday inay cir-jiidhii godkeeda gashay ayaa fadalka la tiiriyay, habqankuna is qoorsaday.

”
β€œ

Weerarkan ayaa ahaa kii ugu xumaa ee mudooyinkan ka dhaca magaalada Muqdisho, waxaana falkan uu ahaa mid naxdin leh sida ay ku soo waramayaan dad ku sugan degmada Dayniile ee gobolka Banaadir.

”
β€œ

Naxdin weynaa, ma kuwii aynu ka yaacaynay ayaynu u soo gacan-galnay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

N Β· NA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
naxdin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD