U gudub nuxurka bogga
SABAAD

cabsi

Magac Dheddig
Xaraf CSubg CA5 xar
1

Wax dhibaato keena ama xun ama xanuun leh iwm, argaggaxa ay nafleyda uurkeeda ku abuuraan; argaggax, bixid, welwel; baqdin.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Boosaaso, ayaa xaafadaha qaarkood ay dhalinayaro xiliga habeenkii ka furtaan Moobeylada iyaka oo isticmaala Baaskoolado iy0 Tooreeyo ay dadka ku cabsi gashaan.

”
β€œ

Arintan ayaa darawalada gaadiidka isaga kala goosha Hiiraan iyo Sh/Dhexe waxay ku abuurtay cabsi iyo wel wel ay ka qabaan burcadaasi, mana ahan markii ugu horeysay ee fal noocaan oo kale lala beegsado gaadiidka isticmaala wadadaasi.

”
β€œ

Bereket Simon, wuxuu sheegay in hadalka hanjabaada ah uu kasoo yeeray Kismaayo, balse uusan ka iman Muqdisho, sidaa daraadeed uusan wax cabsi ah ku hayn dalkiisa, isagoo tilmaamay inay ku dagaalami doonan amaankooda.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

C Β· CA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
cabsi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD