Tusaalooyin
“
Kanu waa kii beryahanba aan raadinayay
”Tusaale Dheeraad ah3
“
qof oo dhaawacmey Muqdisho 24hrs Shir jaraa'id uu maanta qabtay Agaasimaha Isbitaalka Madiina Cali Macallin (Cali Cadde), ayuu ku sheegay in 24-kii saac ee ugu dambeysay la soo gaarsiiyay Isbitaalka 22-qof oo qaba dhaawacyo kala duwan.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magacuyaal Tilmaame (mu.ac)
Isrogrog
-Kii
Xarafka
K · KI
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
