U gudub nuxurka bogga
SABAAD

nabadayn1

Erey Dhawaaq
Xaraf NSubg NA8 xar
1

Nabadgeliyo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Laga soo bilaabo maalintii uu dagaalka sokeeye soomaalida ka dhex qarxay marnaba lama waayin dhaqdhaqaaq ka taliya nabadayn, marba heer uu ahaadaba.

”
“

Waxay sheegtaan nabad meel ay nabad kaga shaqeeyaan maanaan arag manaanaan maqal iyo meel ay kaga qayb galeen nabadayn bulsho.

”
“

Marka la soo ururiyo waxa madaxda qoraalkan saxiixday aad ugu wayn in nabadayn lagu soo dabbaalo Somaliya ay shardi u tahay sida uu caalamku ugu soo jeesto hub-ka-digista Somaliya iyadoo waliba hirgalinta arrinkaas loo adeegsanayo ciidamo shisheeye ah.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Erey Dhawaaq (e.d)

Xarafka

N · NA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
nabadayn - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD