U gudub nuxurka bogga
SABAAD

bilaabo

Fal Magu (3)
Naxwe-lowday, -laabatay
Xaraf BSubg BI7 xar
1

Bilaw yeelasho; abuurmid; curasho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Gaadhsiinta heerka ay marayaan waxa ka qaybqaatay Wasaaradda Waxbarashada, CFBT, UNESCO iyo EU-da oo mashaariicda dugsiyada sare maalgelisa laga bilaabo 1999-kii ilaa hadda oo aannu mashruucii afraad furayno.

”
“

. Dowladda Federaalka Ku Meel Gaarka ah waxay hubinaysaa in la dhaqan geliyo habka federaalka labo sano iyo bar gudahood laga bilaabo marka Guddiga la dhiso.

”
“

C. In taliyahu Laga bilaabo 1 Jan. ilaa 10 January uu ka amarqaadan doono Issimada.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (3) (f.mg3)

Isrogrog

-lowday, -laabatay

Xarafka

B · BI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
bilaabo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD