U gudub nuxurka bogga
SABAAD

meherad

Magac Dheddig
Naxwe-do, m.l
Xaraf MSubg ME7 xar
1

Hawl gaar ah oo qof dhab u yaqaan oo uu ku xoogsado.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Marxuumkaan ayaa wararku waxay sheegayaan inuu ku sii jeeday deegaanka Ufurow oo ka tirsan Gobolka Bay, halkaasoo uu ku lahaa meherad ganacsi oo weyn, iyadoo dilkiisa si weyn looga naxay.

”
“

Taas oo lagu macneeyay inuu uga dan lahaa in aan la qishin, sida loo shido si aanay uga xidhmin farsamadaas oo meherad u ahayd in muddo ahi.

”
“

Bulshada buhriga ah ee uu hogaamiyo sayidnaa waa dad isku xidhan mana arkaysid nin buhri ah oo shaqo la, waxana loo furaa ninkasta Meherad.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-do, m.l

Xarafka

M · ME

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
meherad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD