U gudub nuxurka bogga
SABAAD

ganacsi

Magac Lab
Xaraf GSubg GA7 xar
1

Xirfad ku saleysan is dhaafsi badeeco, lacag iwm. 2.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM ayaa ku jawaabay madaafiic kale, kuwaasoo intooda badan ku dhacay gudaha iyo daafaha suuqa Bakaaraha oo galinkii hore ahaa goob dagan oo uu ganacsi ka socday.

”
“

Carab saalax boqolaal sano kahor waxay ganacsi isugu socon jireen soomaaliya iyo wadamada carabta oo dhan.

”
“

. In si dhab ah dalka looga hirgaliyo ganacsiga suuqa xorta ah, shakhsiyaad gaar ahna aan loo xidhin ilaha ganacsi ee waddanka.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

G · GA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
ganacsi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD