U gudub nuxurka bogga
SABAAD

mashaqo1

Magac Dheddig
Naxwe-ooyin, ml.
Xaraf MSubg MA7 xar

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxa uu Alle ku xusay suuratul Fatxi (Haddii aysan ahaan lahayn rag iyo dumar muminiin ah oo (la nool ) oo aydaan ogayn, oo markaad cagta saaraysan gaalada ay dhici karto in kuwan aydan ogayn aad waxyeeshaan oo ceeb idinka soo gaarto iyo mashaqo (.

”
“

Hungo koob la’aan ah markay ku dhammaysatay koobka horyaalka dalka, Veron dhinaca qarankiisa ayay mashaqo kale kaga timi, kadib markii wadankiisu ku hadhay wareegii koowaad ee koobka adduunka.

”
“

Askar ku dhintay Qarax & dagaal Ugu yaraan sadex askari iyo qof shacab ah, ayaa ku dhintay dagaal iyo qarax maanta ka dhacay Muqdisho, waxaana ku dhaawacmay labadan mashaqo in ka badan 6-qof oo ay ku jiraan haween iyo caruur aad u da'yar.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ooyin, ml.

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
mashaqo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD