1
Lambarka tirada jagaalada ah ugu horreeya.
2
(-dyo, m.dh) Halbeeg.
Tusaale Dheeraad ah3
“
Daahir Rayaale Kaahin, kaas oo u muuqda marka hab-dhaqankiisa gaarka ah la dheehdo inuu yahay mulkiilaha koowaad ee ay ka go’aan arrimaha aayo ka tashiga UDUB-ta dalka xukunta.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
t.j
Xarafka
K · KO
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
