U gudub nuxurka bogga
SABAAD

mansab

Magac Lab
Naxwe-byo, m.dh
Xaraf MSubg MA6 xar
1

Darajo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Madaxweynaha Kililka 5aad, inkasta oo uu ka badbaaday in kursiga madaxweynenimada laga tuuro, haddana wuxuu waayay laba mansab oo uu ka hayay Xisbiga, kuwaas oo kala ahaa guddoomiye ku xigeenka Xisbiga iyo xubin guddiga sare ee fulinta Xisbiga ah.

”
“

Tartanka maanta doorashooyinka loogu jiro, ninka ka soo qaybgala iyo ninka mansab ka haya dawladda ee siyaasad u soo babac dhigay in la qodqodo xumo iyo wanaag mid kastaba ha ahaatee mid kastana ha ahaadee mid daw ah oo aan deelqaaf ahayn.

”
“

Madaxweynaha ma dhiibi karaa liiska shaqo ee uu ka rabo 42 mansab ee uu magacaabay (job description).

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-byo, m.dh

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
mansab - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD