U gudub nuxurka bogga
SABAAD

deelqaaf1

Magac Lab
Xaraf DSubg DE8 xar
1

Ka leexashada qaafiyad maanso ku socotay laga leexdo.

2

D. ah: Hadal meesha laga sheegayo aan ku habboonayn ama gef ah.

3

Labo waxyaalood oo aan isu dhoweyn isu keenid.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dhacdadu waa miisaanka ereyga oo la raacinayo khad jeexan oo aan laga duwi karin; haddii jidkaasi laga baxana waxa la yidhaahdaa waxa yimaadda Deelqaaf.

”
“

Noocyada kale ee lagu luuqeeyo, xulashada erayga ilaa habka tixida haduu khalaf ku yimaado waa 'deelqaaf' ama darajo hoose oo aan gabay ahayn ayaa la siin.

”
“

Markaa annagu bani’aadam ayaanu nahay in nala dulmiyo oggolaan mayno, cid kale in la dulmiyana oggaalaan mayno, ilaa iyo inta dambi nalagu helayana wixii naloola yimaaddaa waa deelqaaf.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

D · DE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
deelqaaf - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD