U gudub nuxurka bogga
SABAAD

babac1

Magac Lab/Dheddig
Naxwe-cyo, m.l
Xaraf BSubg BA5 xar
1

Daaddagga buurta ama taagga; hoobad.

2

Si aan toos ahayn ee wax loo dhigo. 3.

Tusaale Dheeraad ah3

“

GALAAL:-"Aniga wixii fikir ah iyo qibrad ah waxaan diyaar u ahay inaan siiyo Ciidamada Ahlu Sunah oo ah Ciidamo si weyn ugu babac dhigay kuwa la baxay Shabaab iyo Xisbul Islaam" Gen.

”
“

Tartanka maanta doorashooyinka loogu jiro, ninka ka soo qaybgala iyo ninka mansab ka haya dawladda ee siyaasad u soo babac dhigay in la qodqodo xumo iyo wanaag mid kastaba ha ahaatee mid kastana ha ahaadee mid daw ah oo aan deelqaaf ahayn.

”
“

Wuxuu ka saa’id caleeyay difaaca, balse waxa si joogto ah ugu babac dhigay goolhaye Rustu Recber.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab/Dheddig (m.l/dh)

Isrogrog

-cyo, m.l

Xarafka

B · BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
babac - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD