U gudub nuxurka bogga
SABAAD

madaxnimo

Magac Dheddig
Xaraf MSubg MA9 xar

Tusaale Dheeraad ah3

“

Cumarna erayadaasuu goldaloolo ka helayoo yidhi " Haddaad Senteri ii ahayd oo aad madaxnimo ii qirtay maxaynu ku murmaynaa!"

”
“

Iyadoo la odhan karo xilkii wasiirnimo ama madaxnimo iyo hantidii ummaddu waxay gacanta u gashay qof aan hiyiga ku hayn inuu hirgalo nidaam sharciga loo siman yahay.

”
“

Mahinga ayaa khilaafka siyaasadeed ee u dhexeeya Hay’adaha DFKMG ah ku tilmaamay mid awood bursi ah, isagoo sheegay in labada mas’uul ee dalka ugu sarreeya ay isku hayaan xilka madaxnimo ee Somalia loona baahan yahay in goluhu uu aad uga fikiro.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

qof

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
madaxnimo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD