U gudub nuxurka bogga
SABAAD

goldaloolo

Magac Dheddig
Xaraf GSubg GO10 xar
1

Meel doc ka bannaan ama ka daloosha oo wax laga cabsanayaa ka iman karo.

2

Iin.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Cumarna erayadaasuu goldaloolo ka helayoo yidhi " Haddaad Senteri ii ahayd oo aad madaxnimo ii qirtay maxaynu ku murmaynaa!"

”
β€œ

Haddaba, waayihiisa haddii loo fiirsado, intaas oo goldaloolo ah cidina Yamyam kuma xaman karto.

”
β€œ

Sannadkaas ayuu tiriyey saddexda gabay ee la kala yiraahdo: Weriye, Qaran iyo Run Dhegeyso oo dhammaantood xanbaarsanaa dhalliilo toos ah; isaga oo tirinaaya goldaloolo wixii maalintaas u muuqanaayey.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

G Β· GO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
goldaloolo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD