U gudub nuxurka bogga
SABAAD

wasiirnimo

Magac Dheddig
Xaraf WSubg WA10 xar
1

Wasiir ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Wasiirkii Dekedaha Maamul Goboleedka Puntland oo xilkii wasiirnimo ee uu kahayay Maamulkaasi iska Casilay.

”
“

Wasiir kamid ah Golaha Xukuumada Soomaaliya oo Xilkii Wasiirnimo iska casilay. 11 May 2010- Iscasilaadda Wasiirka ayaa imaanaysa iyadoo khilaaf ba'an oo u dhexeeya xubnaha Baarlamanaka Soomaaliya uu taagan yahay..

”
“

Isla markaana waxa uu buuxiyey xilalka wasiirnimo ee Wasaaradaha Arrimaha Gudaha iyo Ganacsiga oo hore u bannaanaa.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

W · WA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
wasiirnimo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD