ld madaxnimo. madhalennimo
Tusaale Dheeraad ah3
Kooxda Mueller, ayaa durba la hadlay ashqaas kala gaddisan oo Aqalka Cad ka tirsan iyo kuwa kale oo ku lug lahaa olilihii doorashada madaxtinnimo ee Trump.
”Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta sheegay in uu u taagan yahay xilka madaxtinnimo ee dalka Soomaaliya, iyadoo xafladda ku dhawaaqistiisa ay saaka ka dhaceyso Muqdisho.
”Jacob Zuma oo Xilkii Iska Casilay Madaxaweynaha dalka Koonfur Afrika, Jacob Zuma, ayaa xilkii madaxtinnimo ee dalkaasi iska casiley kadib buuq maalmihii dhowaa hareeyey xukunkiisa.
”Falanqaynta Naxwaha
Magac Dheddig (m.dh)
M · MA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
