U gudub nuxurka bogga
SABAAD

labaataneeyo

Magac Dheddig
Xaraf LSubg LA12 xar
La Mid AhlabaataneeyeMagac Lab

Tusaale Dheeraad ah3

“

Maxamed Nuur Fadal waxa uu magaalada Thika ka dhisay masaajidkii ugu horreeyey, kaasoo ilaa hadda taagan, loona yaqaan Masaajidka Maxamed Nuur, waxa kale oo uu sameeyey goob ganacsi oo ay ku yaallaan dukaamo ilaa labaataneeyo gaadhaya.

”
“

Ragga u soo fiiqday in la Madaxweyneeyo oo labaataneeyo ku dhawdhaw ayaan lagaranayn ragga aad isu huba, waxaase la sheegayaa in wiilka reer qalaf ee Cabdilaahi Beerloox la yidhaa iskii isugu sallaxay inuu fuulo kursiga loo shirsan yahay.

”
“

Shirkadda waxa muddo labaataneeyo sannadood si weyn looga bartay adduunweynaha iyada oo haatan adeeggeedu ku baahsan yahay caalamka oo idil.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

L · LA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
labaataneeyo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD