U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qiyaas1

Magac Lab
Naxwedii.
Xaraf QSubg QI6 xar
1

Qayb ka mid ah tiirarka sharciga Islaamka oo la adeegsado marka arrin la xukumayo laga waayo quraanka, xaddiiska iyo ijmaaca.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Qiyaas ahaan baaxada dalka Boland waxa ay ku dhowdahay bedka uu ku fadhiyo gobolka ( New Mexico) ee dalka Maraykanka.

”
“

Dhiig-karka (High blood pressure) Waxaa hore qiyaas loogu sameeyay in wadnaha qofku uu garaaco oo sameeyo garaac dhan 100,000 (boqol kun oo jeer) maalintii.

”
“

Meesha la yidhaahdo Xamarta-hogeed waxay qiyaas ilaa 55 KM ah dhinaca waqooyi-bari ka xigtaa magaalada Gebilay, waxayna hore uga tirsanaan jirtay degmada Gebilay, laakiin sannadkii 1984-kii ayaa la hoos-geeyey degmada Baki ee gobolka Awdal.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

dii.

Xarafka

Q · QI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qiyaas - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD