U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhawdhaw

Magac Lab
Xaraf DHSubg DHA8 xar
1

Gargaraacidda; dubbaynta.

Tusaale Dheeraad ah3

“

W.M. Jawlooyinkaas waxay qabsoomaan bishii 2 jeer, iyada oo dhulka dhawdhaw ee laamiga ah Jamciyadu adeegsata gaarigeeda dacwo, halka goobaha fogfogna ay kiraysato gawaari kale bishii hal jeer.

”
“

Siday ilo xogogaal ah oo ku dhawdhaw Madaxtooyada Somalia ay Tolow tan xukuumad ahi miyaanay qiyaasi karayn cawaaqib xumada ka dhalan karta wax-ka-qabad la’aanta Musuqmaasuqa ka dhex oogan Wasaarada Duulista hawada.

”
“

Ragga u soo fiiqday in la Madaxweyneeyo oo labaataneeyo ku dhawdhaw ayaan lagaranayn ragga aad isu huba, waxaase la sheegayaa in wiilka reer qalaf ee Cabdilaahi Beerloox la yidhaa iskii isugu sallaxay inuu fuulo kursiga loo shirsan yahay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

DH · DHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhawdhaw - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD