U gudub nuxurka bogga
SABAAD

kursi

Magac Lab
Naxwe-iyo/kuraas, m.dh
Xaraf KSubg KU5 xar
1

Qalab qaabab badan loo yeelo oo lagu fariisto, lana dhigto guryaha, xafiisyada iwm.

2

Goob loogu talaggalay in ay fariistaan mudanayaal la soo doortay.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Barxadda guriga quruxda badan ayey kursi soofe ah isku kala bixisay.

”
β€œ

Kursi daaqadda xiga, kan ka sokeeyaana bannaan yahay ayuu i fariisiyey.

”
β€œ

C/qaadir tagistii uu tagay haddii la doonayay in dacaayad looga dhigo waa kursi doon, intaasoo sanadood oo dalku burbursanaa ayuu dacwada iyo islaaxinta bulshada hayay, waligiisna kursi kuma doonan madaxna kama noqon.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-iyo/kuraas, m.dh

Xarafka

K Β· KU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
kursi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD