U gudub nuxurka bogga
SABAAD

khiyaamo

Magac Dheddig
Xaraf KHSubg KHI8 xar
La Mid AhkhayaanoMagac Dheddig
1

Dhib si qarsoodi ah cid loogu geysto; dhagar; sir.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Arrinta waxa la moodaa in dad qaranka xil weyn u hayaa ku gudban yihiin, waase in la xusuusnaadaa in tani tahay khiyaamo qaran oo qofkii ay ku caddaataa ciqaab ku mudan karo.

”
“

S: Waxa jiray in aanay Somaliland mudo 20 sano ah ka qayb galin shir noocan oo kale ah, Guddoomiyaha Ucidna waxa uu sheegay in arintani tahay khiyaamo qaran, markaa sideed u aragtaa arimahaas?

”
“

Sidaa waxaa yidhi, Madaxweynihii Geeriyooday markii uu ku soo hungoobay Shirkii loo ballanqaaday inuu ka qayb-gelayo, waxaanu intaa raaciyay oo uu muujiyay in Madaxweyne Geelle kula dhaqmay, fal khiyaamo ah.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

KH · KHI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
khiyaamo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD