U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qarsoodi

Magac Lab
Xaraf QSubg QA8 xar
1

Q. ah: arrin, hadal iwm oo aan la oggoleyn inla maqlo ama la arko; sir.

2

Q. ah: hadal hoos la isugu sheego si dadka kale aysan u maqal.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Inta aysan bilaaban codbixinta xukuumada ayaa waxaa Gudomiyaha Barlamanka cod bixin u qaadey qaabka loogu codeynayo golaha Wasiirada iyada 149 soo jeediyeen in gacan taag noqoto halka 43 qarsoodi dalbatey.

”
β€œ

Cabdillaahi Askar, isagoo hawl-gal qarsoodi ah u yimid magaalada Hargeysa, kana soo galay fadhiisimadii Itoobiya ee ururka 11 April, 1983-kii, Col.

”
β€œ

"Codka kalsooni siinta Ra'iisul wasaaraha cusub ee Somalia wuxuu noqonayaa mid qarsoodi ah, iyadoo la raacayo qodobka40-aad ee Dastuurka iyo qodobka 49-aad ee xeer hoosaadka Baarlamaanka" ayuu yiri Guddoomiyaha Baarlamaanka.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

Q Β· QA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qarsoodi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD