U gudub nuxurka bogga
SABAAD

ciqaab1

Magac Lab
Xaraf CSubg CI6 xar
1

Jirrabaad qof gef sameeyey la mariyo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Qof Kastaa wuxuu xaq u leeyahay inuu helo sinnaan buuxda Maxkamad Caadil ah horteed marka la gaynayo xuquuqdiisa iyo waajibaadkiisa iyo marka ay dhacdo in loo haysto dacwo ciqaab ah.

”
“

Sharciyadana qaybaha ugu waaweyn waxa ka mid ah sharciyada maddaniga ah (civil law) oo aan iyagu intooda badani wax ciqaab ah lahayn, waana sharciyo dunida oo dhami isla aqoonsan tahay oo sharci ah.

”
“

Gudoomiyaha Ururka Xisbul Islaam oo ka qeybgalay Munaasabad Maamul Cusub loogu sameeyay Degmada Afgooye ee G/Shabeelada Hoose. 12 Apr 2010- "Qofkii laaluush qaata wuxuu Alle agtiisa kala kulmayaa ciqaab adag, innaguna waan la xisaabtamaynaa"..

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

C · CI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
ciqaab - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD