U gudub nuxurka bogga
SABAAD

kaayo1

Magacuyaal Dhimman
Naxwe-kaayo
Xaraf KSubg KA5 xar1 Tusaale
1

.ly Magacuyaal layeele oo tilmaamaya qofka koowaad ee wadarta ah, oo kuwa lala hadlayaa aysan ku jirin. .

Tusaalooyin

“

Waa isku kaayo mid

”

Tusaale Dheeraad ah3

“

Halkaasuu Daahir nimankii isku kaayo baray, markaasu ku yidhi ninkani waa macalinkaygii oo macalinkii i qoray fasalka koowaad.

”
“

Kaynaan oo lix bilood isugu kaayo dambaysey mar aannu shir Geneve lagu qabtay ka wada qayb galnay.

”
“

Gabaygiisan “Kontonguuro”-na been iyo xasarad isugu muusan kaayo yeedhin, ee runta geesinimada leh ayuu galalkeeda naga waraabinayaa.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magacuyaal Dhimman (mu.dhm)

Isrogrog

-kaayo

Xarafka

K · KA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
kaayo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD