U gudub nuxurka bogga
SABAAD

kaynaan1

Magac Lab
Xaraf KSubg KA7 xar
1

Geeddi meel fog loo guuro oo aan nasasho badan lahayn.

Tusaale Dheeraad ah3

“

"Waxay igu qaadatay inaan halkaa imaado 40-maalmood ah, waxaana kasoo tagay Muqdisho, inta badan waan lugeynayay, waxaana maraynay dhulka howdka ah" ayay mar kale tiri Mako Kaynaan.

”
“

Sii deynta mas'uulkaan ayaa ku timid dadaalo badan oo ay sameeyeen Saraakiil ka tirsan UN-ka iyo odayaal Somaliyeed sida uu sheegey Kaynaan.

”
“

“Dadka aad ayay dhibaato uga muuqataa waxaan ugu baaqayaa dunida inay caawiyaan, sidoo kale waxaa wanaagsan in marka la caawiyo laga fikiro dhibaatada halka ay ka timid” ayuu yiri Kaynaan oo warbaahinta kula hadlayay isbitaalka Banaadir.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

K · KA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
kaynaan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD