U gudub nuxurka bogga
SABAAD

ilbax1

Magac Lab
Xaraf ISubg IL5 xar
1

.kh I. ah: qof aqoon iyo waayoaragnimo u leh nolosha magaalada.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Nasiib daro beesha way yarayd dad ilbax ah oo dadka ka dhashay Beelaha daga degaanka waxay u badanjireen xoolo dhaqato lakiin hada aqoon iyo ilbaxnimo ayaga ayaa qaatay marka loo fiiriyo qabiilada kale.

”
“

Waxa ay dareemeen in Faarax Oomaar uu yahay nin firfircoon, ilbax ah, aftahamo ah oo dadka soo jiidan kara, isla markaana lahaa aqoon sare oo aan xilligaa dalka ka jirin, sidaa daraadeed waxaa la isla gartay in Faarax Oomaar isha lagu hayo.

”
“

Kooxahani, waxay sheeganayaan oo ay isku ekeysiinayaan: Siyaasiyiin, aqoonyahanno ilbax ah, ganacsato, gargaarayaal, warbaahiyeyaal, culimo-diineed, hoggaan-dhaqameed iwm.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

I · IL

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
ilbax - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD