U gudub nuxurka bogga
SABAAD

jiidan1

Fal Magu (1)
Naxwe-dmay, -dantay
Xaraf JSubg JI6 xar
1

Wax la jiidey noqosho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Shaararkaasi oo aan ahayn kuwo qurxoon oo soo jiidan kara dadka Somaliyeed ee dhibka soo daashaday una baahan Dowladnimo Cadaalad ku dhisan & indhaha Caalamkaba.

”
“

Laakiin marka la eego dedaalka ay ururadu wadeen waxa uu mid waliba awooda saaray sidii uu guusha u heli lahaa, una soo jiidan lahaa taageerayaal badan oo ah dadweynaha codkooda bixinaya.

”
“

Hawsha ugu weyn ee hoggaamiyuhu waa in uu sameeyo hiraal dadka soo jiidan kara.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (1) (f.mg1)

Isrogrog

-dmay, -dantay

Xarafka

J · JI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
jiidan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD