U gudub nuxurka bogga
SABAAD

ganacsato

Magac Dheddig
Xaraf GSubg GA9 xar
1

.u Dad meheraddooda tahay ganacsi.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dhaawacyada ayaa qaarood ahaa halis, sida ay sheegeen dhaqaatiirta Isbitaalka Baydhabo, waxaana dadka dhaawacmay ku jira haween ganacsato ah iyo rayid ka adeegnayay suuqa qaraxu ka dhacay.

”
“

Ganacsato lagu xirxiray B/weyne Ciidamada maamulka Gobolka Hiiran oo maanta baaritaano ka sameeyay Baladweyne ayaa xabsiga u taxaabay 15-qof oo u badan ganacsato.

”
“

Boobkan loo geystay raashinka u rarnaa WFP ayaa noqonaya boobkii labaad oo Muqdisho ka dhaca, kaas oo ay geystaan dad careysan, waxaana ay aheyd todobaad ka hor markii raashin u rarnaa rag ganacsato ah lagu boobay deegaanka suuqa bacad.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

G · GA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
ganacsato - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD