U gudub nuxurka bogga
SABAAD

habeeno

Magac Dheddig
Naxwe-dyo, m.dh
Xaraf HSubg HA7 xar
1

Iin araggu yeesho oo si fiican habeenkii aan wax loo arag.

Tusaale Dheeraad ah2

β€œ

Mas'uulkan ayaa guri uu ku leeyahay degmada Guriceel lagu weeraray habeeno ka hor bam kuwa gacanta laga tuuro ah isagoo ka maqan, waxaana ku dhaawacmay sadex qof oo ka mid ahaa dad guriga shir ku lahaa.

”
β€œ

Muuqda Iyo Dareen La’aanta Dadka Wadooyinku waxay ka mid yihiin waaxyaha dadka u sahla nolosha, kuwaasoo haddii ay dadku waayaan ay kala kulmaan rafaad, isla markaana meesha ay doonayaan ayaa ku dheeraata, oo habeeno inloo dhaxo ku qaadata.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-dyo, m.dh

Xarafka

H Β· HA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
habeeno - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD