U gudub nuxurka bogga
SABAAD

guuri

Fal Gudbe/Magu (2)
Naxwe-iyay, -isay
Xaraf GSubg GU5 xar
1

(f.g) Aroos gelbin.

2

(f.g) Qoraal meel kala ku naqilid.

3

(f.mg) U g.: wiil ama gabar u aroosin.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxaa kale oo maraykanku u soo guuri doonaa magaalada Akra ee dalka Gana.

”
“

Waxa uu sheegey inuu aad uga xun yahay in halkaas laga saaro barakacayaasha, iyadoo aan la siin war gelin muddo ku filan oo ay deegannadaasi uga guuri kareen.

”
“

Danjire Maxamed Cali Ameeriko ayaa sheegay sababta ugu weyn ee uu Muqdisho u yimid in ay tahay sidii hay'adaha gargaarka ee daggan Nairobi ay ugu soo guuri lahaayeen Muqdisho,..

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe/Magu (2) (f.g/mg2)

Isrogrog

-iyay, -isay

Xarafka

G · GU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
guuri - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD