U gudub nuxurka bogga
SABAAD

filan

Fal Magu (4)
Naxwe-lnaa, -lnayd
Xaraf FSubg FI5 xar
1

Ku f.: wax, wax kale deeqa ahaansho.

2

Isku f.: wax aan cid wax uga baahnayn ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Diraasad lagu sameeyay Maraykanka ayaa muujisay in 60% aanay macluumaad ku filan ka helin dawooyinka ay isticmaaleen.

”
“

Dalku wuu innagu filan yahay ee waxa qarriban uun sida lacagta loo isticmaalayo.

”
“

Ingriiska ayaa u yeedhay Faarax Oomaar oo su’aalay waxa ninka madow ku filan dhinacyada mushahaarada, raashinka iyo darajada iwm.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-lnaa, -lnayd

Xarafka

F · FI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
filan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD