U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qoraal

Magac Lab
Naxwe-aalladii ..., m.dh
Xaraf QSubg QO6 xar
1

Wax xaanshi dusheeda ku qoran.

2

Habka farta loo qoro.

4

Habka qalabka geedaha laga qoro loo farsameeyo. 5.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Aaladda Elmi Waxaad ka dhagaeysan/akhrisan kartaa: Quraanka oo dhan oo qoraal carabi iyo 24luqadood 114 ka Quraanka oo Cod iyo Qoraalba ah.

”
“

Bulxan ka dib waxa munaasibada si faahfaahsan uga waramay Boobe Yuusuf Ducaale oo akhriyay qoraal dheer oo si weyn uga hadlay taariikhdii suugaantii iyo halgankii dheeraa ee uu soo galay marxuum C/laahi Suldaan Timacade.

”
“

. In qoraal joogta ah laga sameeyo qodobada shirkasta oo ay Guddiga Jaamacaddu qabato si 1oo arko wixii laga shirey iyo wixii la go'aamiyey.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-aalladii ..., m.dh

Xarafka

Q · QO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qoraal - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD