U gudub nuxurka bogga
SABAAD

danjire

Magac Lab
Naxwe-rayaal, m.l/dh
Xaraf DSubg DA7 xar
1

Nin wakiil ka ah dawlad kale; safiir. danla'aan m.dh Seegseeg iyo shaqo la'aan. danla'aansho m.l/dh

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Danjire Maxamed Cali Ameeriko ayaa shacabka Soomaaliyeed ku booriyay in ay ku dadaalaan sidii ay door weyn uga qaadan lahayeen la dagaalanka wadamada baddaha Soomaaliya ka kalluumeysta iyo kuwa sunta ku shuba labadba.

”
β€œ

Maxamed Cusman Cumar waa Danjire (hawlgab).

”
β€œ

Guddoomiyaha baarlamanaka iyo wafdigiisa ayaa Nairobi uga qaybgalaya shirka uu qabanqaabiyay ergayga QM ee arrimaha Soomaaliya danjire Augustine Mahinga sida ay saxaafada u sheegeen qaar ka mid ah Xildhibaanadda baarlamaanka Soomaaliya.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-rayaal, m.l/dh

Xarafka

D Β· DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
danjire - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD