U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qarni

Magac Lab
Naxwe-iyo, m.dh
Xaraf QSubg QA5 xar
1

Boqol sano.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Intaas ayaa tilmaan innoogu filan qota-dheerida micnaha, murtida iyo farshaxan wanaagga fanka ay riwaayadaha abwaankaasi shan qarni ka hor hal-abuurkooda ku farayaraystay xanbaarsan yihiin.

”
“

Kasokow guusha Turkigu soo hooyay kulanka, wuxuu kaloo ku tallaabsaday guul kale oo dhaxal-gal dhitoba u ah waddanka markii ugu horraysay muddo nus qarni ah taabay guushii ugu weynayd.

”
“

Arrintani waa markii ugu horaysay ee ay dawlada Israel ogolaato dhismaha dawlad xor ah oo ay yeeshaan Falastiiniyiintu iyadoo ay mushkilada Bariga Dhexe soo jiitamaysay muddo nus-qarni ka badan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-iyo, m.dh

Xarafka

Q · QA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qarni - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD