U gudub nuxurka bogga
SABAAD

kaddib2

Magac Lab
Xaraf KSubg KA6 xar
1

.kh K. ah: xabbad qarxi weyday.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Alle ha u naxariistee waxaa wiilka geeriyooday la oran jiray Weli C/raxmaan, kaddib markii lagu dhaawacay dukaan uu ku lahaa magaalada Cape Town ee isla dalkaasi isagoo markii danbe u geeriyooday dhaawacaasi oo midi ahaa.

”
“

C.Yusuf oo ku soo wajahan Baydhabo Madaxweynaha Somalia C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa ku wajahan magalada Baydhabo kaddib muddo dhowr toddobaad ah oo uu xaalad caafimaad darted ugu jiray Isbitaal ku yaalla Magaalada London ee dalka Britain.

”
“

Cabdiqaasim waxa uu sheegay in uu oggolyahay in dowlad KMG ah la sameeyo kaddibna ay labo sano kaddib iyadu diyaariso nidaamkii federaalka ahaa ee mustaqbalka dalka lagu xukumi lahaa oo dadkana loo diyaariyo noocaas siyaasadeed.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

K · KA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
kaddib - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD