U gudub nuxurka bogga
SABAAD

ari

Magac Lab
Xaraf ASubg AR3 xar
1

Nooc ka mid ah meesiyada la dhaqdo, ku dhala shan bilood, had iyo jeer la nool xaaska oo ka kooban riyo iyo ido.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

"Aad baan ugu faraxsanahay guusha Obama, waxaana qalayaa wax walba sida: Digaag, Geel, Lo' Ari; anigoo muujinaya sida aan ugu farsanahay doorashadiisa" ayuu yiri Dukow, oo intaas ku daray inuu horay u sheegay inuu taageersan yahay Obama.

”
β€œ

Adhi sidoo kale loo yaqaano Ari ( Af-Carabi Ω…Ψ§ΨΉΨ² Af-Laatiin iyo Taliyaani : capra Af-Ingiriis goat Amxaari αα‹¨αˆ ) waa xoolo gurijoog ah oo dadku dhaqdaan.

”
β€œ

Degmada Dharkeenleey ee Gobolka Banaadir ayaa ka mid ah meelaha ay joogaan dadka deegaanadooda uga soo faaruqay abaaraha, waxaana indhahaada ay qabanayaan haddii aad gaarto halkaasi Xoolo dhintay iyo kuwa raq la kiciwaayey kuwaasi oo u badan lo' iyo Ari.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

1

Xarafka

A Β· AR

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
ari - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD