U gudub nuxurka bogga
SABAAD

jaakad

Magac Dheddig
Naxwe-do, m.l
Xaraf JSubg JA6 xar
1

Dhar culus, kor laga qaato oo lagu xarragoodo dhaxantana laga qaato; jubbad; koor.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Jul 2010- Ciidamadamada Booliiska dalka Uganda ayaa sheegay inay xalay ka heleen goob lagu caweeyo jaakad ay ku rakiban yihiin waxyaabaha qarxa..

”
β€œ

Sidoo kale Ciidamadamada Booliiska dalka Uganda ayaa sheegay inay xalay ka heleen goob lagu caweeyo oo lagu magacaabo Capital Night Club jaakad ay ku rakiban yihiin waxyaabaha qarxa, taasoo qofkii watay aan la qaban.

”
β€œ

Ciidamadamada Booliiska dalka Uganda ayaa sheegay inay xalay ka heleen goob lagu caweeyo jaakad ay ku rakiban yihiin waxyaabaha qarxa..

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-do, m.l

Xarafka

J Β· JA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
jaakad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD