U gudub nuxurka bogga
SABAAD

wakiilo

Fal Gudbe (3)
Naxwe-iishay, -iilatay
Xaraf WSubg WA7 xar
1

Cid kale wakiil ka dhigasho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Wakiilo ka socda Beesha Caalamka ayaa Caawa halkaasi joobjoog ah iyadoo weli Indhaha Shacabka Soomalaiyeed ay Caawa ku jiheysanyihiin Jabuuti iyo wixii Natiijadu noqoto.

”
“

Wakiilka Somaliland ee dalka Norway, Maxamed Maxamud Aaden (Lenin) ayaa isna halkaa dadweynaha xasuusiyey in ay kuligood wakiilo ka yihiin wadankii hooyo ayna waajib ku tahay inay wax-u-qabadkiisa ka shaqeeyaan.

”
“

Waxana dalka hadda ka jira saddex xisbi qaran oo wakiilo ku leh golayaasha deegaanka iyo ka wakiilada.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (3) (f.g3)

Isrogrog

-iishay, -iilatay

Xarafka

W · WA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
wakiilo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD