U gudub nuxurka bogga
SABAAD

gardarro

Magac Dheddig
Xaraf GSubg GA8 xar
1

Xumaan aan la mutaysan oo qof, qof kale ku sameeyo; gef; gaboodfal.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Dagaalkaas ayaa shalay waxaa ka qayb qaatay dadka ku nool deegaanka Buuhoodle oo isugu jira dad reer magaal ah iyo dad xoolo dhaqato ah, kuwaas oo dagaalkaas lagu soo qaaday u arkayey mid gardarro ah oo ay xaq ay tahay in la iska difaaco.

”
β€œ

Saleebaan waxa dadweynaha reer Boorama ugu baaqay inaanay qarin ama aanay ka aamusin gardarro iyo dulmi lagu kaco, muranka soo dhexgalana lagu dhammeeyo si run ah lana caddeeyo cidda gardarro wadda iyo cidda nabadgelyo-darro Dr.

”
β€œ

Xaqiiqaduna waxay ahayd in ay isku halayn qabeen oo dad badan oo beeshaasi u dhashay ay ku kaci jireen ficilo ahaa gardarro aan geedna loogu soo gaban.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

G Β· GA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
gardarro - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD