U gudub nuxurka bogga
SABAAD

gef1

Magac Lab
Xaraf GSubg GE3 xar
La Mid Ahgaf1Magac Lab
1

Khalad.

2

Meelkadhac.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Hase ahaatee, intii ay socotay ayaa waxaa dhacay fadeexado gef ku ah dhaqanka diblomaasiyadda.

”
“

Anigu shakhsiyan kuma doodayo in laasciidle degmo laga dhigo laakiin waxaan ku doodayaa in kuwo aan u qalmin oo ay laasciidle dhaanto degmo laga dhigaay waa gef sida Bulaxaar iyo Mandheera.

”
“

Mar la weydiiyay aragtida uu ka qabo wuxuu yidhi; “Runtii waxa muhiim ah inaynu u garwaaqsano inaan kubadda cagtu ahayn mid khaladku ku dheer yahay, dadkuna gef wuu ka dhacaa.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

G · GE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
gef - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD