U gudub nuxurka bogga
SABAAD

fayras

Magac Lab
Naxwe-syo, m.dhDaawada
Xaraf FSubg FA6 xar
1

Saxar aad u yar oo aan lagu arki karin weyneyso fudud ama aan lagu shaandhayn karin shaandho, laakiinse awood u leh, inuu ku dhalo kuna dheefsado unug kale dhexdiisa.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Meesha lagu qubay biyaha wasakhda waxaa ka dhasha bakteeriya iyo fayras hawada raaca oo keena inta badan xanuunada hawada la isugu gudbiyo iyo qaar kaleba.

”
“

Hergab sidoo kale loo yaqaano Duray ( ingiriis : Flue) waa xanuun ku dhaca dadka kaas oo uu keeno fayras khatar badan.

”
“

Tegnaloojiyadda ayaa fayras looga baqaa, waxa kale oo jira welwelka colaadaha diimaha (Diinta islaamka ilaahay baa ilaashanaya).

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-syo, m.dh

Cilmiga

Daawada (daaw.)

Xarafka

F · FA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
fayras - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD