U gudub nuxurka bogga
SABAAD

shaandhayn

Magac Fal
Xaraf SHSubg SHA10 xar
1

.dh

Tusaale Dheeraad ah3

“

Barlamanka PL oo khilaaf hareeyay Waxaa qoraal maalmahaan ka soo baxay xafiiskiisa Gudoomiyaha golaha Baarlamanka Puntland isku shaandhayn ku sameeyey gudiyaddii golaha Wakiilada DGPL gaar ahaan guddiga dhaqalaha.

”
“

Madaxweyne Cigaal oo Isku-bedel ku Sameeyay Qaar Ka Tirsan Masuuliyiinta Dawladda Hargeysa (Haatuf): Madaxweynaha Somaliland Maxamed Ibraahim Cigaal, ayaa shalay isku-shaandhayn ku sameeyay, qaar ka mid ah Masuuliyiinta Xukuumadda.

”
“

Hase yeeshee waxa kale oo meesha taal hadii uu qof waliba caqligiisa hadlo oo uu yidhaahdo anigu afkay banaan baan hadlayaa, oo aan waxba la iska shaandhayn maxay noqonaysaa.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

SH · SHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
shaandhayn - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD