U gudub nuxurka bogga
SABAAD

duray

Magac Lab
Naxwedaaw.
Xaraf DSubg DU5 xar
1

Cudur fiirus keeno oo dunida oo dhan ku faafsan kaas oo keena halamacoodka sanka, cunaha iyo dhuumaha neefta. Cudurka waxa la isku qaadsiiya qufaco iyo hindhisada.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Markaanu ogaanay in aanay wadooyinka reer miyiga aanay si bidhaysnayn, daamurna aan lagu ogaynba oo had iyo jeer boodhkooga duray iyo uskag laga qaado.

”
“

Dadka ku nool xilligan, waxa lagu qiyaasaa in ay gaadhayaan markaan soo koobo Jig-jigga, waa magaalo ay saamayn ku leedahay magaalada Hargeysa, waayo waa tii horeba loo yidhi; “Haddii Hargeysa duray ku dhaco, Jig-jiggana waa laga qufacaa.”

”
“

Hergab sidoo kale loo yaqaano Duray ( ingiriis : Flue) waa xanuun ku dhaca dadka kaas oo uu keeno fayras khatar badan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

daaw.

Xarafka

D · DU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
duray - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD