U gudub nuxurka bogga
SABAAD

fariid

Magac Lab
Xaraf FSubg FA6 xar
1

Nin karti iyo caqli badan; diric.

2

Waa tahay, waa hagaag.

Tusaale Dheeraad ah3

“

-Caaqil Yaasiin Caqli 3- Caaqil Nuur Cilmi Samatar 4- Caaqil Muxumed Xirsi Xuseen 5-Caaqil C/laahi Qaale Fariid 6- Caaqil Maxamed Cige Geelle 7- Isam Xuseen Aw-Muuse 8- Sh.

”
“

“Abyan Cabdi Fariid oo ah oday ku dhaw 60-jir, wuxuuna ii sheegay inuu muddo xidhan yahay, xaaladiisa, caafimaadna aanay wanaagsanayn, uuna u baahan yahay dhakhtar”.

”
“

Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siillaanyo) waxaan ku hambalyaynayaa xidhiidhka Somaliland iyo Djibouti ee uu hagaajiyay, fariid-nimo iyo mucaarid-nimo midkoodna kuma jirto in xadhiga dawladdu soo xidhaba la furo.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

fk

Xarafka

F · FA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
fariid - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD